Posted on December 13, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda, halkaasi oo ay kusoo dhoweeyeen Wasiirka, Wasiir ku xiggeenka, Wasiir dowlaha iyo Masuulinta kale ee Wasaradaasi.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-wasaaraha Federaalka Somalia oo kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Maaliyadda
Posted on December 13, 2017 by SomaliSwiss
Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo mudooyinkii ugu danbeeyay safarro kala duwan ku marayay qeybo ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mukhtaar Roobow oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee G/Hoose.
Posted on December 13, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka deg dega ah oo ay isugu yimaadeen dalalka Islaamka kaasi oo looga hadlayo go’aankii Donald Trump uu Caasimada Israa’iil ugu aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus, waxaana ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Posted on December 13, 2017 by SomaliSwiss
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya waxaa maanta shir guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudeey, waxaana Xildhibaanada ay ansixiyeen Miisaaniyadda Dowlada ee sanadka 2018. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyeen Miisaaniyadda Dowlada ee sanadka 2018ka.
Posted on December 13, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Somaliand ku soo dhamaatay Munaasabad ballaaran oo ay xilalka kula kala wareegayeen madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo madaxweynaha cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Siilaanyo oo maanta si rasmi ah xilka u wareejiyay.
You must be logged in to post a comment.