Advertisements

Cayaartii Kooxaha Kubadda Cagta Hirshabeelle iyo Puntland oo barbardhac ku dhammaatay (3-3 ).

Puntland iyo HirshabeleKooxaha Kubadda Cagta Hirshabeelle iyo Puntland ayaa Galabta ku soo bandhiggay Garoonka Kubadda Cagta Banaadir Stadium Cayaar u muuqaal ekeyd Final oo kale. Continue reading

Advertisements

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr. Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa.

W. Maaliyadda.jpg1Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr.  C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay natiijadii ka soo baxday shir uu Magaalada Nairobi kula soo yeeshay madaxda hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, gaar ahaan Barnaamijka Geedi usocodka Deyn Cafiska ee loo soo gaabiyo ‘SMP’. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo Booqasho howleed ku tagay Magaaladda Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland.

Taliyaha CXDS GorodTaliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Cabdi wali  Jaamac Warsame Gorod iyo Saraakiil uu horkacayo oo shalay Booqasho ku tagay Magaaladda Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, ayaa maanta booqday Xerada 54aad ee Xoogga dalka Soomaaliyeed. Continue reading

Midawga Yurub oo ka soo hor-jeestay go’aanka Trump

yurub iyo yuhuudaUrurka Midowga Yurub ayaa ku gacan seyray dalabka ah in Quddus loo aqoonsado in ay noqonto caasimada Israa’iil, kaddib go’aankii dhawaan uu arrintaan ka qaatay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Continue reading

Madaxweyne Putin oo ka horyimid go’aankii Trump uu ka qaatay Quddus.

putin iyo ErdoganMadaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go’aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israa’iil ay tahay mid meesha ka saaraysa wadahadaladii nabadda ee bariga dhexe. Continue reading

%d bloggers like this: