Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Turkiga, halkaasi oo ay isugu imaanayaan Madaxda dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo maanta oo u amba-baxay dalka Turkiga.
Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa markale guul ka gaaray tartanka cayaaraha ee Maamul Goboleedyada ee ka soconaya Muqdisho, waxaana Xulka Gobolka Benaadir uu noqday Xulkii ugu horeysay ee u soo baxda wareega afar dhamaadka, kaddib markii ciyaartii galabta ay 3-0 uga badiyeen xulka kubadda cagta ee Galmudug. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Benaadir oo 3-0 kaga badisay Kooxda cayaartoyda Galmudug.
Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabadii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ugu aqoonsaday in Quddus ay tahay Caasimadda Israel. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo caddeeyey in Muslimiinta ay marna gorgortan ka gali doonin lahaanshaha Quddus.
Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Mudane
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in go’aanka maamulka madaxwayne Trump ay Qudus ugu aqoonsadeen caasimada Israa’iil ay tahay mid aan nabada gobolka u waanagsanayn,isagoo ka digay in arintaasi ay ka dhalankarto awaaqib xumo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterress oo sheegay in go’aanka Trump uu hurin doono colaada Bariga Dhexe
Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Difaaca Malaysia, Hishammuddin Hussein ayaa sheegay in go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda rasmiga ee Israel ay tahay dharbaaxo Wejiga kaga dhacday Maslimiinta Aduunka oo dhan,isagoo tilmaamay in Militariga dalka uu diyaar u yahay inuu guto waajibaadkiisa haddii loo baahdo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Difaaca Malaysia oo sheegay in Ciidamada dalkiisa ay diyaar u yihiin Difaaca Qudus.
Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Haweenka Gobolka Banaadir ayaa waxay iska soo uruuriyeen Lacago, taas oo loogu tala-galay in lagu dhiiri geliyo ciidamada, waxaana xalay kacagtaas loo qaybiyey  Ciidamada ilaalinta magaalada Muqdisho,iyadoo mas’uuliyiin ka socota Haweenka Gobolka Banaadir socdaal ku soo maray qaar ka mid ah Isgoysyada magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Haweenka G/Banaadir oo deeq lacag ah u qeybiyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda
Posted on December 11, 2017 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale waxaa la horgeynayaa Miisaaniyadda dowladda 2018. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka dooday Miisaaniyadda dowladda ee 2018ka.
You must be logged in to post a comment.