Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017.
Warbixinta ayaa sheegtay in Soomaaliya waxyeelo loogu gaystay 4,585 qof oo isugu jira dil iyo dhaawac, laga soo bilaabo January 2016 ilaa 14-ka Oktoobar 2017.
Tirada dhimashada ayaa lagu sheegay 2,078. Halka dhaawacu na yahay 2,507 qof.
Dhinaca kale warbixinta ayaa lagu yiri waxyeelada loo geysto dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa gaartay labo jibaar 100%.
SomaliSwiss  New York
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.