Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maantay dalka dib ugu soo nabad-noqday.

Formaajo oo ku soo laabtay dalka.jpg1Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Barqadnimadii maantay dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu shir uga qeybgalay magaalada Sharmal Sheekh ee dalka Masar. Continue reading

Advertisements

Ra’iisul Wasaaraha Federaalka Soomaaliya oo kormeer ku tagey qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha……

Kheyre.jpg18Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah xarumaha Wasaaradaha Xukuumadda, si loo dar-dargeliyo barnaamijka isla-xisaabtan oo horey ugu dhawaaqay Ra’iisul Wasaaruhu. Continue reading

Shirkii Wasiiradda Arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo looga hadlay Xaaladda Qudus.

Shirka Wasiirradda MuslimkaShirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Continue reading

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Somalia.

 UN Warbixin.Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017. Continue reading

%d bloggers like this: