Posted on December 9, 2017 by SomaliSwiss
Diyaarad kuwa Mileteriga ah oo ka timid dalka Masar, islamarkaana siday deeq daawo ah oo gaareysa 5-tan ayaa soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Masar oo soo gaarsiisay Soomaaliya gargaar deeq daawo ah.
Posted on December 9, 2017 by SomaliSwiss
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka faransiiska ayaa la kulmay agaasimaha socdaalka dalka Faransiiska, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen kusimaha safiirka ahna qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliya ku leedahey dalka Faransiiska iyo madax kale.
Gaashaanle sare Maxamed Aadan Koofi iyo dhigiisa Faransiiska ayaa ka wada  hadley iskaashiga dhinaca arrimaha socdaalka, isdhaafsiga khibradaha iyo Baasaboorka Soomaaliya, isaga oo agaasimuhu ku wareejiyey saraakiisha Faransiiska tusaalaha baasaboorka Soomaaliya (Specimen). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Faransiiska
Posted on December 9, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo mideynta dadaallada iyo qorsheyaasha wadamada Afrika ee ku aaddan maal-gashiga iyo kor u qaadista iskaashiga ganacsiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay Madaxda Afrika in la abuuro iskaashi dhaqaale si loo horumariyo Qaaradda…
Posted on December 9, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey maalinta caalamiga ah ee ku astaysan la dagaalanka musuqmaasuqa, ayaa hadal adag ku yiri: Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Khayre oo caddeeyey in Xukuumaddiisu ay u Dulqaad qaadin karin ku dhaqanka Musuqmaasuqa.
Posted on December 9, 2017 by SomaliSwiss
Raiisul-wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Â oo ka qeyb-galay xuska maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa hambalyo u diray dhamaan Qoomiayadaha dalka Itoobiya oo xuska sanad guuradooda ku begneyd shalay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay maaalinta Qowmiyadaha Itoobiya
Posted on December 9, 2017 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la mahdin oo ka dhex billaabata Israa’iil iyo Falastiiniyiinta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe oo ka digay arrinta Qudus.
You must be logged in to post a comment.