Madaxweyne Farmaajo oo Sharmal-Sheekh uga qeyb-galaya shirka Ganacsiga Africa.

Shirka Sharma SheikhMagaalada Sharma Sheekh ee Dalka Masar waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ku aadan arrimaha horumarinta Ganacsiaga Qaaradda Africa oo ay martigelinayso dowladda Masar. Continue reading

Tartankii Cayaaraha gobollada oo ka furay Muqdisho iyo Kooxaha Kubada Cagta Banaadir oo 2-1 kaga badisay Jubbaland.

Cjyaaraha GobolladaWaxaa goor dhaw ka furmay Garoonka Kubada Cagta Banaadir stadium Cayaaraha Maamul gobolleedyada, waxaana lagu furay cayaarta ugu horeysay kooxaha Kubada Cagta Banaadir iyo Jubbaland. Continue reading

Wakiilka Qaramada Midoobey oo ku baaqay in la dhaqangaliyo heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

M. KeatingWakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa guul ku tilmaamay saxiixa heshiiska wadaagga awood qeybsiga ah ee Talaadadii dhexmaray Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Continue reading

Golaha Amaanka oo ka shiraya xiisada ka dhalatay go’aanka Trump ee Quddus

UN.jpgGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan deg deg ahi ay ka yeeshaan carrada xoogan ee ka dhalatay aqoonsiga uu Mareykanku Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Israel. Continue reading

%d bloggers like this: