Dowladda Federaalka Soomaaliya oo walaac ka muujisay go’aanka halista ah ee Madaxweynaha dalka Maraykanka.

Astaanta QarankaDowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si dhow ula socotay, iyada oo ka walaacsan go’aanka halista ah ee uu qaatay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kaasoo uu ugu aqoonsaday magaalada barakaysan ee Al-Qudus in ay caasimad u tahay Israa’iil. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo oo xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka.

Formaajo iyo DanjirayaashaMadaxweyaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada. Continue reading

Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaaliya oo ka qayb-galay shirka shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL).

Shirka Boliiska Caalamiga ah.jpg1 Wasiirka Wasaarada Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa ka  qayb-galaya shirka shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL ) oo looga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga dadka iyo tahriibka. Continue reading

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya………….

Al-shabaab.jpg8Maleeshiyaad ka tirsanaa argaggixisada Al-Shabaab oo wata gaari nooca Cabdibilaha loo yaqaano ah ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa K/Galbeed ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, kuwaasi oo ka soo cararay howlagallada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka sida uu SONNA u sheegay Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Maxmed Nuur Shikshigow. Continue reading

Dowladda Britain oo si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya.

Maraakiib dagaal.jpg3Dowladda Britain ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado inay galaan fasax Labo Bilood ah.

Baarlamaanka 10aad.jpg1Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in uu gallay fasax Labo Bilood ah, iyadoo la soo xiri doono kulamada Guud ee Baarlamaanka, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Jawaari. Continue reading

%d bloggers like this: