Heshiiskan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa u saxiixay labada dhinac madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf halka dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay hogaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.
Qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska ayaa ah in hogaamiyaha maamulka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir uu noqonayo madaxa golaha xukuumadda ama Wasiirka Koowaad ee Galmudug oo ah xil ku cusub guud ahaanba qaab dhismeedka maamul gobolleedyada.
 Qodobadii lagu heshiiyay waxay u qornaayeen sidatan:
SomaliSwiss      Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.