Advertisements

Galmudug iyo Ahlu Sunna oo heshiis ku kala saxiixday magaalada Muqdisho.

Heshiiska Galmudug

Heshiiskan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa u saxiixay labada dhinac madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf halka dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay hogaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay heshiisyada Soomaaliya la gashay Qatar iyo Mareykanka.

Formaajo.jpg11Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay yihiin kuwa ka tarjumaya horumarka ay dowladdu ka samaysay dhanka xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah. Continue reading

Dhammaan hoggaamiyeyaasha Wadamada Carabta oo si toos ah uga digay Madaxweyne Trump cawaaqib xummada ka dhalan karta aqoonsiga Qudus.

QudusMadaxweyne Mareykanka Donald Trump ayaa lagu waddo in uu ka hadlo go’aankiisa ku aadan in safaarada Mareykanka ee Israil loo raro Qudus, dhinaca kale Wadamada Carabta ayaa waxaa soo baxaya digniinno arrintaa ku saabsan oo loo dirayo madaxweynaha. Continue reading

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Yemen oo sheegay in uu ka Aargoosan doono Xuutiyiinta dilay Aabihii iyo dowladda Iiran.

yemenDagaalka  ka socda dalka Yemen ayaaad moodo in yeeshay waji kale, kaddib dilkii Madaxweynihii hore ee dalka Cali Cabdalla Saalax ayaa wiil uu dhalay oo lagu magcaabo Axmed Cali Cabdalle waxaa uu sheegay in uu ka Aargoosan doono Xuutiyiinta dilay Aabihii iyo dowladda Iiran intaba. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ugu mahadceliyey dawladda Mareykanka Taageerada iyo mashaariicda horumarineed uu siiyey Soomaaliya.

Kheyre.jpg5Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey Taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la garab taagan tahay Soomaaliya, kaddib heshiis horumarineed oo ay kala saxiixdeen Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kacayaa lacag dhan $ 300 Milyan oo Dollar. Continue reading

%d bloggers like this: