Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho.
Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix maamul goboleed oo la isugu Aadiyay sidan
Group A:Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.
Group B:Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.
Puntland oo sanadkii hore ku guuleystay tartanka  maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa gashay Group ay malaha dhib badan kala kulmi doonin.
Tartanka ayaa furmi doona Jimcaha soo socota oo ay ku beegan tahay 8-da December waxaana lagu furi doonaa Banaadir iyo Jubaland.
SomaliSwiss    Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.