Posted on December 5, 2017 by SomaliSwiss
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta kala saxiixday heshiis taariikhi ah waxaana goob-joog ka ahaa munaasabada heshiiskan lagu saxiixay Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre, Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xassan iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladdaha Mareykanka iyo Soomaaliya oo maanta kala saxiixday heshiis la xiriira horumarinta Dalka iyo Ra’iisal-wasaare Kheyre oo ka hadlay.
Posted on December 5, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa maalintii labaad ka socoanaya magaalada Muqdisho shirweynaha “Somali Partnership Forumâ€, waxaana shirka wajigiisa labaad ee maanta diirada lagu saarayaaa, Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bani’aadanimada iyo qodobo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maalintii labaad ee Shirweynaha Muqdisho iyo Madaxweyne Farmaajo oo khubad ka jeediyay.
Posted on December 5, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tartanka Ciyaaraha Gobollada dalka Soomaaliya oo maalinta Jimcaha ka furmi doono Caasimadda Dalka ee Muqdisho.
Posted on December 5, 2017 by SomaliSwiss
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah, kuwaasoo Maxkamadda ku soo eedeysay inay Shabaab u qaabilsanaayeen qaraxyada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah.
Posted on December 5, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Wajiga labaad ee shirkii London oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in la xoojiyo taageerada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo maanta ka furmay shir looga hadlayo xaalada Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.