Advertisements

Xuuthiyiinta ka dagaalama Yeman oo sheegay in Madaxweynahii hore ee Yeman ay ku dileen.

Cali SaalaxWar kasoo baxay waaxda Arrimaha Gudaha u qaabilsan Xuuthiyiinta ka dagaalama Yeman ayaa sheegaya in Madaxweynahii hore ee Yeman Cali Abdalle Saalax ay ku dileen qarax  gurigiisa ay ugu xireen.

Cali Saalax.jpg2Wakaaladda Reuters oo soo xigatay Raadiye ku hadla Af Xuuthiyiinta ayaa sheegyay in Saalax Maanta lagu dilay magaalada Sanca ka dib markii qarax weyn loogu xiray Gurigiisa.

Si kastaba, ha ahaatee  xoghayaha guud ee Congress-ka Yeman ayaa sheegaya in Cali Abdalle Saalax uu xaalkisa wanaagsanyahay oo uu nool yahay.

Cali Saalax.jpg1Goob joogayaal ku sugan Magaalada Sanca ayaa Reuters u sheegay in Dagaalamayaasha Xuuthiyiinta ay qarxiyeen guriga madaxweynahi hore ee Yaman oo ku yaalay Bartamaha Sanca.

Afhayeen u hadlay Kooxda Xuuthiyiinta sheeganaya dilka Cali Cabdalle Saalax oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Salaam ayaa sheegay in kooxdiisu ay gacanta ku hayaan guriga wiil uu dhalay Madaxweyne Saalax iyo qaar kamid ah Ehelkiisa.

SomaliSwiss      Sanca

SomaliSwiss@hotmail.com

 

 

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: