Shirkadda Dalkom oo daah furtay adeeg cusub oo la xiriira baahiyaha tecknoologiyadda

DALSATShirkadda Dalkom Soomaaliya oo horay dalka uga hirgelisey adeegga viber optiga ayaa waxa ay daahfurtay adeegyo cusub oo baahiyihii tecknoologiyadda SATLETka ay uga baahi tirayso . Continue reading

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay weerar shalay lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qeybdiid.

Wasiir YariisowWasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya ku qaadeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Continue reading

Dowladda Uganda oo ciidamo gaaraya ilaa 281 Askari kala baxday Soomaaliya..

Bixitaan CiidanDowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya kala baxday qeyb ka mid ah Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Continue reading

Cabdi Qeybdiid oo sheegay in Ciidamadii soo weeraray Gurigiisa ay ahaayeen Ciidan ka amar qaata dowladda Imaaraadka..

Cabdi qeybdiidGuddomiyaha guddiga dib u eegistasta Dastuurka Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku bixiyey baaritaan deg deg ah falkii lagu galay Guriga Cabdi Qeybdiid.

Formaajo.jpg11Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid. Continue reading

Guri uu leeyahay Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar lagu qaaday barqadnimadii Saakay………

Cabdi qeybdiid.jpg1Warar kala duwan ayaa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, kaas oo sheegaya in ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda Soomaaliya, gudaha u galleen Guriga Senatar Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ah guddoomiyaha Gudiga dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal. Continue reading

Warmurtiyadeed laga soo saaray shirkii Golayaasha Xeer-dejinta dalka oo Baydhabo lagu soo gaba-gabeeyay.

Shirka BaarlamaanadaShirkii Golayaasha Xeer-dejinta Dalka ayaa kulankoodii 4aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa 29ka Diseembar 2017ka, waxaana ka soo qaybgalay: Continue reading

Wasiirka Maaliyadda oo saxiixay 2.7 $ Malyan oo wax loogu qabanaayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta Somalia.

WM BeyleWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Dollar –ka Maraykanka ah oo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolada dalka Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda.

Cabdi QaasimMadaxweynihii hore  ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda isaga oo ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan Cadaalada iyo Horumarka si looga baxa dhibaatada xilligan ka jirta Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dowladda ay la dagaalantay Masuq maasuqa.

Formaajo.jpg16Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay la dagaalanka waxa loogu yeero masuq maasuqa, kaasoo uu ku tilmaamay Madaxweyne Farmaajo in uu yahay masiibo Qaran. Continue reading

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo Shaaciyey inay ka qayb qaadan doonaan shaqa abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.

Micheal Keating .png1Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa tilmaamay inay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladduba u qabsoomeen wax wanaagsan Sanadkan dhammaanaya ee 2017-ka. Continue reading

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada oo sheegay in dib loo howl galinayo Soomaali Airline.

Somali Airway.jpgMudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeybgalayay barnamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa warbahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaal ay wasaaraddu wado,kuwaasi oo  dib loogu soo celinayo adeegyo muhiim u ah bulshada SOomaaliyeed. Continue reading

George Weah oo noqonaya Madaxweynaha dalka Liberia kaddib doorashadii ka dhacday dalkaas Talaadadii aynu ka soo gudubnay.

WeaCiyaaryahankii hore ee Kubadda Cagta marna ku guuleystay Laabka ugu wanaagsan dunida  George Weah ayaa noqonaya Madaxweynaha dalka Liberia kaddib doorashadii ka dhacday dalkaas Talaadadii aynu ka soo gudubnay. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladda ay bedeshay dhaqan-siyaasadeedkii hore ee dhibaatada u keenay dalka.

Farmaajo HawadaMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisu badashay dhaqansiyaasadeed horay u jiray oo dhibaato u keenay sida uu hadalka u dhigay shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga dhexe..

Kheyre kormeer.jpg2Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Wasaaradda oo ugu horeeyo Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle. Continue reading

Gaari Qaraxyo Sida oo Ku Soo Socday Muqdisho oo la duqeeyey.

Diyaarad dagaalWar qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel 25 Km dhinaca Galbeed uga toosan Caasimadda Soomaalia Muqdisho, taas oo lagu bartilmaameydsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Continue reading

Maamulka Somaliland oo si adag uga hadashay Maamulka hawada ee ay Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay.

Maareeyaha wakaaladda hawadda SLMaamulka  Somaliland ayaa si adag uga hadashay maamulka hawada ee ay Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maanta Daah-furay xarunta maamulka hagidda Hawada Qaranka Soomaaliya.

Hagidda HawadaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi “Farmaajo†ayaa ka qeyb galaya munaasabada daah furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socota magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

Qaramada Midoobey oo sheegtay in Malaayiin qof oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar Bani’aadannimada.

antonio guterresQaramada Midoobay ayaa ka hadashay dhacdooyinka   Sannadka sii dhamaanaya ee 2017, waxayna sheegtay in Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ay ku barakaceen iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado. Continue reading

Golaha Wasiirrada cusub ee maamulka Hirshabeelle oo maanta la dhaariyay.

Wasiirada HirshabeelleGolaha wasiiradda cusub ee maamul gobolleedka Hishabeelle ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu dhaariyay xarunta maamulka gobolleedka Jowhar, kaddib markii ay helleen codka kalsoonida baarlamaanka maamulka. Continue reading

Wasiiru dowlada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada oo sheegay in Soomaaliya ay si rasmi ula soo wareegtay Maamulka hagidda Hawada.

Qalqbka Hagidda HawadaWasiiru dowlada Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada C/raxmaan Kulmiye Xersi Cabdiraxmaan Dheere ayaa sheegay in Maalinta Beri ah magaalada Muqdisho lagu qaban doono Munaasabad lagu daah furayo Xarunta lagala socon doono Maamulka Hawada Soomaaliya. Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay golaha Wasiiradda.

B. HirshabeelleXildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Dowlad gobaleedkaasi ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee Hirshabeelle uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Maxamed Cabdi waare. Continue reading

Ururka Islaamka oo soo dhaweeyey magacaabista ergayga Gaarka ah ee Colaada ka aloosan dalka Maymar

Ururka Islaamka.png1War maanta ka soo baxay Xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka ee magalada Jiddeh ayaa lagu sheegay inuu Ururku si diiran u soo dhaweynayo qaraaka ka soo baxay Qaraamada Midoobay oo ah in ergay gaar ah loo magacaabo Xiisadda ka aloosan dalka Maymar oo guryahoodii laga soo barakiciyay kumanaan kun oo Muslimiinta Rohingya. Continue reading

Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur oo weli Xeer Ilaalinta ku dheggan, mar kalena Maxkamada Racfaanka u yeertay.

Maxkamadda G. Banaadir.jpg2Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa ku wargalisay Xeer ilaalinta Soomaaliya in mar kale maalinta Berri ah dib leysugu soo laabto dhagysiga dacwada ka dhanka ah Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo ku taliyey in Saraakiisha dhalinyarada ah loo dhiibo Hogaanada ciidamada Qalabka sida.

Farmaajo Ciidanka XDSMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo dhiibo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Shirka BaarlamaanadaShirka Baarlamaanada Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada ayaa goordhaw ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo uu si rasmi ah u furay guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Continue reading

Magaalada Kismaayo oo ka furmay Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka.

Guddiga Doorashooyinka.JPG1Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka furay Kulan wada tashi ah uu soo qaban qaabiyay Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka kaasoo looga hadlayo Doorashada lagu wado Soomaaliya inay ka dhacdo 2020. Continue reading

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Somalia oo soo saaray Warbixin sanadeedka 2017ka ee Soomaaliya.

Micheal Keating 2Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar ka mid ah xaaladaha nolaleed ee ugu adag adduunka, malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula qabsan lahaayeen cawaaqibkii ka dhashay abaarta. Continue reading

Maamulka Koofur galbeed oo qorsheynayo sidii looga saari lahaa al shabaab degaanada ay ku dhuumaaleysanayaan.

Ciidamada BayAfayeenka maamulka Koofur Galbeed  nuradiin yusuf oo la hadalay wakalada wararka sonna ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hol galadii al shabaa loga saray deganada ka tirsan koofur galbeed. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo.

jawaari BaydhaboGuddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Continue reading

%d bloggers like this: