Shirkii Golaha wasiirada oo lagu soo bandhigay magacyada Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku jira gacanta dowladda.

Golaha wasiirada1Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirweynaha Culumada iyo mashaariic la fulinayo. Continue reading

Xukuumadda Federaalka oo beenisay maanta in wasiirka Maaliyada uu ka baxay shirkii golaha wasiirada.

Wasiir yariisoowBaraha Bulshada ay ku wadda xiriirto ayaa saacadihii hore ee maanta lagu baahiyay in wasiirka maaliyada xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaalle Beylle isaga baxay shirkii gollaha wasiirada ee maanta. Continue reading

Xisbiga WADANI oo joojiyey wada shaqayntii kala dhaxeysay guddiga Doorashooyinka.

X Wadani 1Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen wada shaqayntii kala dhaxeysay gudida doorashooyinka Qaranka. HOOS KA DAAWO VIDEOGA. Continue reading

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ka dhacaaya magaalada Baydhabo.

Golaha wasiirada BaydhaboSida la sheegay waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu qabanayaa shirkii todobaadlaha ee golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, waana shirkoodii labaad ee meel ka baxsan caasimada Muqdisho ugu yeeshay sida Kismaayo iyo Baydhabo. Continue reading

Ra’iisal-wasaare Kheyre oo maamulka Koonfur Galbeed ugu baaqay inay u soo guuraan Xaruntoodda Baraawe.

Kheyre.jpg3Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in ay u soo guuraan magaalada Baraawe oo ah xarunta rasmiga ah ee maamulka. Continue reading

Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka oo maanta gaaray magaalada Baraawe ee G/Sh/Hoose.

Ra'iisal-wasaare Baraawe.jpg1Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo socdaalka Ra’iisul Wasaaraha la xiriira arrimaha howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab. Continue reading

Dr Maryan Qaasim oo iska casishay xilkii Wasiirnimo ee ay ka heysay Dowladda Soomaaliya.

Maryam iscasilaadWaxaa maanta xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiirkii labaad ee is casila muddo labo bil gudahood. HOOS KA DAAWO VIDEOWGA: Continue reading

Ra’iisal-wasaare Kheyre oo Caddeeyey inuusan jirin wax khilaaf siyaasadeed ah oo soo kala dhaxgalay asaga iyo Madaxweyne Farmaajo.

Madaxda SareRa’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Kacdoonka Nabada, ayaa sheegay in muddo 8 bilood ah oo ay wada shaqeynayeen madaxweyne Farmaajo waxba isku khilaafin taasoo uu ku tilmaamay taariikh cusub oo Soomaaliya ku soo korartay sida uu hadalka u dhigay. Continue reading

Golaha Amaanka oo ku kordhiyay muddo Sanad ah waqtiga qaadista Cunaqabteynta hubka ee Soomaaliya.

United_NationsGolaha Amaanka Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in mudo Hal Sano ah lagu kordhiyay qaadista cuna qabeynta hubka ee saaran Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddi dhaqaalle ka soo Ururiyay Soomaalida Kenya iyo Uganda.

Madaxweynaha kulanMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo Uganda. Continue reading

Golaha Wasiirada Federaalka oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.

Golaha Wasiirada.jpg14Kulan deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Daah-furtay Barnaamij shaqo loogu abuurayo dhalinyarada

Shaqo abuurisRa’iisul-wasaaraha   Dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashaneeysa Bangiga Adduunka ayaa daah-furtay wareeggii 1-aad ee barnaamij maalgelin shaqo abuur ah. Continue reading

Hay‘adaha Arrimaha Dastuurka, ee dib-u-eegista la socodka Dastuurka oo gaaray heshiis is-faham iyo wada shaqeyn ah.

Dastuurka QarankaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed, ayaa ka qeyb galay kulan heshiis ay ku saxiixanayeen Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la socodka dib-u-eegista ee Baarlamaaka iyo Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista Dastuurka. Continue reading

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka Bulshada.

SanduuqaTaliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka Bulshada. Continue reading

Ra’iisal wasaaraha Somalia oo shaaca ka qaaday in dadka dowlad diidka ah iyo Al-shabaab waxba kuma kala duwana.

Kheyre.jpg1Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan marnaba dhaxdhaxaad laga noqon karin marxalada uu maanta dalku marayo. Continue reading

Bulshada Reer Somaliland oo gaaray Biseyl Siyaasadeed, iyagoo mudan in lagu daydo !!!!!!!!.

Doorashada Somaliland.jpg4Waxaa maanta ka billaabmay goobihii laga dhiibtay Tirinta codadkii doorashada madaxtinimada Soomaaliland, kaddib markii dadku ay shalay codadkooda dhiibteen. Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga gudaha oo gaaray Kismaayo.

Wasiirka Amniga KismaayoWasiirka Wasaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane  Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland. Continue reading

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo meelmariyay Sharciga dhismaha guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa.

Guddoonka BaarlamaankaBaarlamaanka Soomaaliya ayaa meel mariyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga madaxa -banaan la dagaalanka Musuqmaasuqa kaddib kulan ay ku yeesheen xildhibaannada magaalada Muqdisho. Continue reading

Shir looga hadlaayo nabadgelyada iyo tayeynta Booliska oo Kismaayo ka furmay.

iskaashiga amniga.JPG1Shirkan oo ay ka qeybgalayaan masuuliyiinta wasaaradaha amniga heer qaran ilaa heer dowlad goboleed, saraakiil ka socotay laamaha ammaanka dalka iyo AMISOM,  ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo. DHEGEYSO OO DAAWO VIDEOGA Continue reading

Deegaannada Soomaaliland oo si habsami leh uga socdaan doorashada madaxweynaha Dowlad Goboleedkaas.

Doorashada Somaliland.jpg1Deegaannada Soomaaliland ayaa waxaa si habsami leh uga soconaya doorashada madaxweynaha, waxaana wali la arkayaa dadka oo safaf dhaadheer ku jira si ay codkooda u dhiibtaan. DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Sii hayahaTaliska Booliiska Soomaaliyeed oo beeniyay in Muqdisho soo galeen baabuur Qaraxyo.

kusime Booliiska.jpg1Waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo baxayey warar sheegaya in gadiid qaraxyo sida soo galleen magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaan beeniyay taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed. Continue reading

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Somalia oo caddeeyey in wax cabsi ah ka jirin Amniga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Garoonka Diyaaradaha.JPG4Waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in uu jiro weerar Al-shabaab la damacsan yihiin garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Xarunta Xalane, ayaa waxaa arintaa beenisay dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlaha garoonka diyaaradaha caadi u socdaan. Continue reading

Afhayeen u hadashay Mareykanka oo sheegtay inay duqeyn culus u geysteen Al-shabaab.

Samantha Reho 1.JPG2Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Al-shabaab weeraro is daba joog ah iyo duqeyn ka dhacday gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe. Continue reading

Yaa diidan nabadda Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada.

Ninka Soomaaliga ah ee Nairobi ka dhistay guri 6 ama 7 dabaq ah oo ay ugu taalla 50 flat oo midkiiba loogu jiro kiro dhan 500 oo doollar oo haddii Soomaaliya xasilooni ka dhacdo gurigiisa laga guurayo nabad ma rabaa? Continue reading

kalfadiga 2-aad kulankiisa 28-aad ee Golaha Shacabka oo maanta lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Biyaha.

Baarlamaanka 10aad.jpg1Kalfadiga 2-aad kulankiisa 28-aad ee mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay guddigii loo xil saaray in ay kasoo baaraan degaan qaraarkii Xukuumadda ee lixdii September. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Shir loogu hadlayey Amniga oo Beesha Caalamka ay goob joog ahaayeen.

Kheyre iyo UN.jpg1Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen. Continue reading

Wasiirrada arrimaha gudaha DF iyo maamul gobolleedyada Somalia oo shir wadatashiga uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirka A. guddaahaWasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa daah furay shirka wadatashiga wasaaradaha arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo gobolka Banaadir. Continue reading

Sh. Xassan D. Aweys oo caddeeyey in Madaxweyne Farmaajo uu ka haysto shacabka Soomaaliyeed taageero ballaaran.

xasan_daahirWadaadka mudadda dheer xabsi guriga ku ah magaalada Muqdisho Sheekh Xassan Daahir Aweys kana mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab kaddib markii uu bur buray Ururkii uu madaxda ka ahaa Xisbul Islaam ayaa fariin u diray dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Continue reading

Madaxweynaha Faransiiska oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Boqortooyada Sacuudiga.

France iyo SaudiMadaxweynaha dalka Faransiiska Mudane Emmnanuel Macron ayaa sheegay inuu ahmiyad siin doono deganaashaha Lubnaan ka dib markii booqasho aan horay loo sii shaacin uga bilaabatay dalka Sacuudiga. Continue reading

Afhayeenka Golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

jawaari.jpg1Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari,  Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya, Veronique  Lorenzo oo ay ka wada hadleen dhowr arrimood oo ku qotoma xaaladdaha dalka. Continue reading

%d bloggers like this: