Posted on November 24, 2017 by SomaliSwiss
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka iyo Radio Muqdisho (Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya) ayaa ka hadlay Arimo badan oo ka mid ah howsha xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo horumarada laga gaaray waajibaadka loo igmaday. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inay hoos u dhaceen tirada Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran Xabsiyada caalamka.
Posted on November 24, 2017 by SomaliSwiss
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Maleyshiyada Al-shabaab ka Xureeyay Degaan lagu magacabo Abiikarow oo Hoos taga Degmada Marko ee Gobolka Shabellaha Hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta ka Xureeyay Al-shabaab degaan hoos taga Degmada Marko.
Posted on November 24, 2017 by SomaliSwiss
Mr. Emmerson Mnangagwa ayaa maanta loo dhaariyey madaxweynaha cusub ee dalka Zimbabwe, taasi oo soo gebe gebeysay 37 sano oo xukun kalitalisnimo ah oo uu dalka ku maamulayey Robert Mugabe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mr. Emmerson Mnangagwa oo maanta loo dhaariyey Madaxweynaha cusub ee dalka Zimbabwe.
Posted on November 23, 2017 by SomaliSwiss
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), halka uu qeybtii danbe uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyey xubin ka mid ah Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka, loogana hadlay arrimaha amniga, maaliyada, heshiiska Xaquuqda Caruurta, shirweynaha amniga iyo horumarka dhaqaalaha iyo arrimo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Wasiiradda Federaalka oo maanta ansixyay xubin ka mid noqoneysa Guddiga madaxa-banaan ee Dastuurka.
Posted on November 23, 2017 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha baarlmanka dalka Jabuuti Max’ed Cali Xumad Mudane ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaa oo ay si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamanka dalka Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka Jabuuti oo maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Posted on November 23, 2017 by SomaliSwiss
Ra‘iisul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre oo shaly gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshe Al-shabaab looga xoreeynayo dalka, isagoo xusay in dhawaan howlgallo ballaaran ay ka bilaabi doonaan inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Baydhabo. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra‘iisul wasaaraha dalka oo ku dhawaaqay in la furi doono wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo
Posted on November 22, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha loo doortay maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha loo doortay maamulka Somaliland.
Posted on November 22, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay,waxaana si weyn u soo dhaweeyay Masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul-Wasaare Kheyre oo maanta u amba baxay magaalada Baydhabo ee Maamulka K/G Soomaaliya.
Posted on November 22, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed iyo Ilbaxnimo, isaga oo bogaadiyay madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo sheegay in Doorashada Soomaaliland ay ka muuqatay Ilbaxnimo & biseyl siyaasadeed.
Posted on November 22, 2017 by SomaliSwiss
Kadib markii uu iscasilay Madaxweynihii hore ee Dalka Zimbabwe Robert Mogabe ayaa waxaa sii kordhayay dabaal degyada ay sameynayaan dadweynaha wadankaasi oo ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsanyihiin wareejinta Awoodda oo uu sameeyay madaxweyne Mogaabe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne ku-xigeenka dalka Zimbabwe oo maanta xilka Madaxweynimo si KMG ah loo dhaarinayo.
Posted on November 21, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland
Posted on November 21, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS, Mudane C/raxmaan Cumar yariisoow oo lahadlay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa u sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay la beegsadeen xero tababar ka fuliyey deegaan lagu magacaabo Buur ceelcade oo hoos taga degmadda Diinsoor ee gobolka Baay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka warfaafinta Somalia oo warbaahinta u sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwa Somalida ay burburiyeen xero tababar ay leeyihiin Al-Shabaab.
Posted on November 21, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa is-casilay, sida uu ku warramay afhayeenka baarlamanka dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo ku dhawaaqay iscasilaadiisa.
Posted on November 21, 2017 by SomaliSwiss
Guddida doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay xisbiga ku guulaystay doorashadda Somaliland, waxaana loo doorty madaxweynaha shanta sanno ee soo socda Musharax Muuse Biixi iyo musharax madaxweyne ku xigeen C/raxmaan Saylici oo ka sharaxnaa xisbiga KULMIYE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddida doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee maamulkaas.
Posted on November 21, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo†oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo booqday Taallada Shuhaddada Ciidamada Imaaraadka.
Posted on November 21, 2017 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay howlgalkeeda iyo ciidamada ka jooga  Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo sidoo kale kooxda Daacish ee ku sugan gobollada Bari ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo kordhisay howlgalka ciidamadeeda jooga Soomaaliya ee dagaalka kula jira Argaxisada Soomaaliya.
Posted on November 20, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxana ay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalku marayo xiligan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Posted on November 20, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xildhibaannada faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka iyo deeqa ay dowladdu heyshay iyo kuwa la filayo intaba. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo maanta Xildhibaannad Baarlamaanka u gudbiyay a faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka.
Posted on November 20, 2017 by SomaliSwiss
Dowladda Jabuuti ayaa ugu deeqday lacag dhan 1 Milyen oo Dollar ah oo ugu talagashey dadkii ku waxyeeloobay dhibaatadii 14kii October ka dhacday Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Jabuti oo ugu deeqday Hal Milyen oo Dollar ah, dadkii ku waxyeeloobay dhibaatadii ka dhacday Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Posted on November 20, 2017 by SomaliSwiss
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay dacwadii ka dhan aheyd natiijadii doorashadii ku celiska aheyd ee uu mar kale ku guuleystay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamada sare ee dalka Kenya oo ku dhawaaqday guushii doorasho ee Uhuru Kenyatta.
Posted on November 20, 2017 by SomaliSwiss
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah kula qaadatay Muqdisho odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo talo ku yeelanaya dib-u-eegista dastuurka.
Posted on November 20, 2017 by SomaliSwiss
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo isugu jira Saraakiil, Saraakiil xigeen iyo ciidamo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Ciidamadda XD Somalia oo Booqday Xerada uu Turkiga ka dhisay Muqdisho.
Posted on November 19, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta.
Posted on November 19, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-Sisi ayaa sheegay in dowladiisa aysan aqbali doonin in dowladda ay Itoobiya ay leexsato Biyaha Nile, oo labadal ay ku muransan yihiin. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Masar oo ka hadlay xiisada biyaha Wabiga Nile -ka ee kala dhaxeeya Itoobiya.
Posted on November 19, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa diiday raalli-gelin kaga timid gaashaanbuurta Nato iyo dowladda Norway kadib markii isbuucii hore dhooletus ciidan oo ay NATO sameyneysay lagu shiis bartay masawirrada nadaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo aabaha dalkaasi Mustafa Kemal Atatürk. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Turkiga oo loo soo jeediyey raalli-gelin khaladkii ay gaashaanbuurta ka gashay.
Posted on November 18, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa goor dhaw si rasmi ah uga furmay xarunta gollaha shacabka kulan xasaasi ah oo leeyihiin xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo warbixin ka dhageysan doona guddigii loo saaray in ay baaritaan ku sameeyaan habkii loo dhiibay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi –Dhagax oo lagu eedeeyay xukuumadda Soomaaliya in ay u gacan galisan dowladda Itoobiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada baarlamaanka oo maanta ka doodaya kiiskii dhiibitaanka C/kariin Sheekh Muuse Qalbi –Dhagax.
Posted on November 18, 2017 by SomaliSwiss
Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay lagu qabtay xaflad ballaaran oo lagu xusayay sand guuradii 3-aad ee ka soo wareegatay markii la unkay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay Sanad-Guurada 3-aad ee maamulka K/Galbeed.
Posted on November 17, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaarrada Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Wasaarrada Amniga xukuumadda oo digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah.
Posted on November 17, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu horkacayo oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Posted on November 17, 2017 by SomaliSwiss
Guddiga doorashada Soomaaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya doorashadii Isniintii ka dhacday Soomaaliland in xisbi gaar ah ku shubtay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddiga doorashada Soomaaliland oo wax kama jiraan ku tilmaamay in lagu shubtay doorashadii ka dhacday Gobollada maamulka Somaliland.
You must be logged in to post a comment.