Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka.

Mush-haarka Ciidamada.jpg1Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay Askari walba mushaarkiisa uu ku qaadan doono Account u  gaarka ah. Continue reading

Jaamacadda SIMAD oo soo qabanqaabisay Kulan Cilmiyeed looga hadlayay xaaladda caafimaadka ee dalka.

kulan cilmiyeedJaamacadda SIMAD ayaa soo qabanqaabisay Kulan Cilmiyeed looga hadlayay xaaladda caafimaadka ee dalka, kaasoo lagu soo bandhigay cilmi baarisyo la xiriira arrimaha caafimaadka. Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Amniga oo mar labaad u digay mas’uuliyiinta dowladda.

W amnigaWasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa mar kale ku wargalisay mas’uuliyiinta dowladda in aysan wadan karin tiro ka badan Afar ilaalo ah oo ku hubeysan Qoriga AK47ka. Continue reading

Shir Jubbaland.jpg1Kulanka Todobadlaha ah ee golaha wasiirada Jubbaland maanta waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, miisaaniyadda iyo arimo kale oo la xiriira cadaaladda. Continue reading

%d bloggers like this: