Posted on November 29, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee madasha iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Somalia oo ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.
Posted on November 29, 2017 by SomaliSwiss
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay in uu dib ugu soo celiyo dhul uu lahaa Alle ha u naxariisteen madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed carruurtiisa, dhulkaa oo ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo in muddo ah laga haystay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamulka Gobolka Banaadir oo ku guuleystay in uu dib ugu soo celiyo dhul uu lahaa Alle ha u naxariisteen madaxweynihii hore ee Soomaaliya.
Posted on November 29, 2017 by SomaliSwiss
Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo 13kii Augusto isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya horayna uga tirsanaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab ayaa dib ugu laabtay degmada Xudur oo ah halka markii hore uu iska soo dhiibay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu Horkacayo Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Degmada Xudur ee G/Bakool.