Madaxweyne Kenyatta oo maanta mar labaad loo dhaariyay xilka madaxweyne.

uhuru dharinMadaxwaynihii Hore ee dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa maanta loo dhaariyay mar kale xilka madaxyenimo ee dalkaasi, kadib markii uu mar labaad ku guuleystay doorashadii kuceliska aheyd ee dalkaasi ka dhacday. Continue reading

Dowladdaha Qatar oo sheegtay in Soomaaliya ay ka fulineyso maashaariic ku kacaysa $ 200 million oo dollar ah.

Heshiis Qatar iyo SomaliaDowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Continue reading

Maxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland oo maanta ku dhowaaqday in doorashaddii Madaxtooyadda Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye.

Maxkamadda sare HargeysaMaxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye,isla markaana waxay shaaciyeen in aanay jirin wax cabasho ah oo loo soo gudbiyey. Continue reading

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday safaarada Soomaaliya ee dalka Saudi Arabia.

safaarada So. Saudi.jpeg1Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Riyad ee dalka Saudi Arabia ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyad ee Boqortooyada Sucuudiga. Continue reading

Wafdi ka socda dowladda Qatar oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdi Qadar.jpg3Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga Guddaha Mohamed Abukar Isloow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mahad Da’uud ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE Continue reading

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha seychelles.

Madaxweynaha SeychellesWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay Madaxweynaha Seychelles Danny Faure, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal u dhaxeeya. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo xalay loogu sameeyey xarunta Dowladda Hoose Xaflad sagootin ah.

Wafdi Jabuuti.jpg2Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu horkacayo oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa xalay loogu sameeyey xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Xaflad sagootin ah. Continue reading

Taliska ciidamada Mareykanka Africa oo sheegay inay weerarray xoogagga Daacish ee ka dagaalama Soomaaliya.

diyaarad dagaalTaliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM Qoraal ka soo baxay waxaa lagu sheegy in ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya ciidamada dowladda Soomaaliya Duqeyn la beegsadeen xoogag ka tirsan Ururka Daacish, kuwaa oo ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Puntland. Continue reading

%d bloggers like this: