Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo galabta u anbabaxay Nairobi si uu uga qayb-galo Xafladda Caleemasaarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Farmaajo SafarMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta galabtii u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata. Continue reading

Maxaabiis Soomaali ah oo ku xirneed Dalka Seychelles oo lagu soo wareejiyey Dowladda Soomaaliya.

Maxaabiis dibaddaWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles ku booqday illaa 15 Maxaabiis Soomaali ah oo halkaas ku xiran. Continue reading

Magaalada Jabuuti oo maanta ka furmay Wadahadallo u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Galmudug.jpg1Wajigii labaad Wadahadal u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca ayaa maanta ka furmay dalka Jabuuti, iyadoo halkaa ay gaareen shalay mas’uuliyiinta labada dhinac. Continue reading

Shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo ka furmay Itoobiya.

Shir IGAD WarbaahintaMagaalada Bashifto ee wadanka Ethiopia waxaa ka furmay shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo looga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid tahay Wada shaqeynta,gaar ahaan ka hortaga  Abaaraha iyo iskaashiga guud ahaan ee IGAD, Continue reading

%d bloggers like this: