R/Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee Isbahaysiga la dagaalanka Argagixisada.

Ra'iisal-wasaare kxRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee isbahaysiga la-dagaalanka argagixisada. Continue reading

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga.

 

Shirka JubbalandMadaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland  Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed kaas oo ka farcamay golaha Amniga Qaranka. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya iyo guddomiyaha Baarlamaanka oo Xalay ka qeyb-galay xuska sano Guuradii 66aad ka soo wareegtay Aas-Aaskii Radio Muqdisho.

Farmaajo iyo jawaariMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, guddomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay xuska 66 sano Guuradii ka soo wareegtay Aas-Aaskii Radio Muqdisho.HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE. Continue reading

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga

Wasiirka cusub gaashaandhigaRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ,iyadoo xilkii laga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: