Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo tababar u furay dhalinyaro si mutadawacnimo ah ugu soo biirtay Ciidamada inay ka qayb qaataan difaaca Dalka.

Farmaajo dhallinyaradaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga tababarka ciidamada booliiska ee Jenaaral Kaahiye  600 oo dhalinyaro si mutadawacnimo ah ugu istaagay in ay ka qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo maanta ka qeybgalay kulanka xildhibaannada golaha shacabka Soomaaliyeed.

Baarlamaanka Cusub.png2Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mudane oo maanta ka qeybgalay kulanka xildhibaannada golaha shacabka Soomaaliyeed, halkaa oo uu khudbad la xiiriirta wada shaqeyntaka jeediyey doono. Continue reading

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka faalooday go’aan ay si wada jir u soo saareen madaxda dowlad gobolleedyada.

WaareMadaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo faah faahin ka bixiyay go’aan ay wada jir u soo saareen madaxda dowlad gobolleedyada, ayaa sheegay in dowladda federaalka looga fadhiyo fulinta qodobadii lagu heshiiyay shirkii ugu danbeeyay ku dhaxmaray magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Cambaareeyay qaraxii ee ka dhacay masaajidul Rowdah ee Dalka Masar.

FarmaajoMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii argagixisada ay ka geysteen dalka Masar, gaar ahaa masaajidul Rowdah oo ku yaalla waqooyiga magaalada Siinaay ee dalkaasi. Continue reading

Tabarbar soconaaya sedex maalmood oo loo qabtay Shaqaalaha Wasaarada Amniga Gudaha.

Tabar shaqaaleTabarbar soconaaya mudo sedex maalmood ayaa loo  qabtay Shaqaalaha Wasaarada Amniga Gudaha iyadoo  ay daah fureen Wasiir kuxigeenka Wasaarada Amniga Gudaha  C/naasir Saciid Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Amniga Mudane Yuusuf  Cali Maxamed . Continue reading

%d bloggers like this: