Guddoomiyaha Baarlamaannada Soomaaliya iyo kan Jabuuti oo maanta gaaray magaalada Beledweyne.

Jawaari BaladweyneWafdi ay horkacayaan gudoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cismaan Jawaari iyo Maxamed Cali Xamud ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Jawaari Baladweyne.jpg1Wafdiga labada guddoomiye baarlamaan ayaa kulamo la qaadanaya madaxda maamulka Hirshabeelle iyo taliska ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Jawaari Baladweyne.jpg3Mas’uuliyiinta iyo Wafiga la socday ayaa kormeeray xaruunta  taliska Ciidamada AMISOM ee duleedka magalaada Baladweyne islamarkana  bilado u xiray saraakiisha iyo qaar ka mid ah ciiidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo dhawan lagu wado in ay  dib ugu laabtan dalka Jabuuti.

SomaliSwiss    Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: