Advertisements

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo soo xiray Shirweynaha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta

W. BoostadaWasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo xiray shirweynaha Madasha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta (Somali Network Operators Group – SOMNOG) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Guddoomiyaha Baarlamaannada Soomaaliya iyo kan Jabuuti oo maanta gaaray magaalada Beledweyne.

Jawaari BaladweyneWafdi ay horkacayaan gudoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cismaan Jawaari iyo Maxamed Cali Xamud ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inay hoos u dhaceen tirada Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran Xabsiyada caalamka.

Xeer ilaaliyaha Guud QarankaXeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka iyo Radio Muqdisho (Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya) ayaa ka hadlay Arimo badan oo ka mid ah howsha xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo horumarada laga gaaray waajibaadka loo igmaday. Continue reading

Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta ka Xureeyay Al-shabaab degaan hoos taga Degmada Marko.

Dagaalka CXDSCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Maleyshiyada Al-shabaab ka Xureeyay Degaan lagu magacabo Abiikarow oo Hoos taga Degmada Marko ee Gobolka Shabellaha Hoose. Continue reading

Mr. Emmerson Mnangagwa oo maanta loo dhaariyey Madaxweynaha cusub ee dalka Zimbabwe.

ZIMBABWE POLITICSMr. Emmerson Mnangagwa ayaa maanta loo dhaariyey madaxweynaha cusub ee dalka Zimbabwe, taasi oo soo gebe gebeysay 37 sano oo xukun kalitalisnimo ah oo uu dalka ku maamulayey Robert Mugabe. Continue reading

%d bloggers like this: