Posted on November 23, 2017 by SomaliSwiss
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), halka uu qeybtii danbe uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyey xubin ka mid ah Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka, loogana hadlay arrimaha amniga, maaliyada, heshiiska Xaquuqda Caruurta, shirweynaha amniga iyo horumarka dhaqaalaha iyo arrimo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Wasiiradda Federaalka oo maanta ansixyay xubin ka mid noqoneysa Guddiga madaxa-banaan ee Dastuurka.
Posted on November 23, 2017 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha baarlmanka dalka Jabuuti Max’ed Cali Xumad Mudane ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaa oo ay si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamanka dalka Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka Jabuuti oo maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Posted on November 23, 2017 by SomaliSwiss
Ra‘iisul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre oo shaly gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshe Al-shabaab looga xoreeynayo dalka, isagoo xusay in dhawaan howlgallo ballaaran ay ka bilaabi doonaan inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Baydhabo. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra‘iisul wasaaraha dalka oo ku dhawaaqay in la furi doono wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo
You must be logged in to post a comment.