Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha loo doortay maamulka Somaliland.

FarmaajoMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha loo doortay maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul-Wasaare Kheyre oo maanta u amba baxay magaalada Baydhabo ee Maamulka K/G Soomaaliya.

Ra'iisal-wasaare BaraaweRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay,waxaana si weyn u soo dhaweeyay Masuuliyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Continue reading

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo sheegay in Doorashada Soomaaliland ay ka muuqatay Ilbaxnimo & biseyl siyaasadeed.

Ra'iisal-wasaare ku xigeenRa’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed iyo Ilbaxnimo, isaga oo bogaadiyay madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi. Continue reading

Madaxweyne ku-xigeenka dalka Zimbabwe oo maanta xilka Madaxweynimo si KMG ah loo dhaarinayo.

M. Ku xigeen Zimbabwe.jpgKadib markii uu iscasilay Madaxweynihii hore ee Dalka Zimbabwe Robert Mogabe ayaa waxaa sii kordhayay dabaal degyada ay sameynayaan dadweynaha wadankaasi oo ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsanyihiin wareejinta Awoodda oo uu sameeyay madaxweyne Mogaabe. Continue reading

%d bloggers like this: