Guddida doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee maamulkaas.

BiixiGuddida doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay xisbiga ku guulaystay doorashadda Somaliland, waxaana loo doorty madaxweynaha shanta sanno ee soo socda Musharax Muuse Biixi iyo musharax madaxweyne ku xigeen C/raxmaan Saylici oo ka sharaxnaa xisbiga KULMIYE.

Madaxweynaha cusub ee shanta sanno loo doorta oo noqday Muuse Biixi iyo C/raxmaan Saylici waxay heleen codad dhan 305,909 55%, halka xisbiga WADDANI keenay 226,092 cod, halkaĀ UCID helay 23,141 cod, 4.17%,

WADDANI ayaa boqolkiiba helay 40.73%, KULMIYEĀ  55.19%, halka xisbiga UCID tahay 4.17%

Ā Shanta sano ee soo socda waxa madaxweyne noqon doonna Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici.

Natiijadan lagu dhowaaqay ee doorashada ayaa noqonaysa hor dhac, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda dastuuriga ah oo iyadu m

SomaliSwissĀ Ā Ā Ā Ā Ā  Hargeysa

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: