Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland

formaajo-jpg3Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Continue reading

Advertisements

Wasiirka warfaafinta Somalia oo warbaahinta u sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwa Somalida ay burburiyeen xero tababar ay leeyihiin Al-Shabaab.

Wasiir yariisoowWasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS, Mudane C/raxmaan Cumar yariisoow oo  lahadlay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa u sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay la  beegsadeen  xero tababar ka fuliyey deegaan lagu magacaabo Buur ceelcade oo hoos taga degmadda Diinsoor  ee gobolka Baay. Continue reading

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo ku dhawaaqay iscasilaadiisa.

MugaabeMadaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa is-casilay, sida uu ku warramay afhayeenka baarlamanka dalkaas. Continue reading

Guddida doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee maamulkaas.

BiixiGuddida doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay xisbiga ku guulaystay doorashadda Somaliland, waxaana loo doorty madaxweynaha shanta sanno ee soo socda Musharax Muuse Biixi iyo musharax madaxweyne ku xigeen C/raxmaan Saylici oo ka sharaxnaa xisbiga KULMIYE. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Taallada Shuhaddada Ciidamada Imaaraadka.

Farmaajo Imaaraadka.jpg1Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Continue reading

Dowladda Mareykanka oo kordhisay howlgalka ciidamadeeda jooga Soomaaliya ee dagaalka kula jira Argaxisada Soomaaliya.

Ciidamada USADowladda Mareykanka ayaa kordhisay howlgalkeeda iyo ciidamada ka jooga  Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo sidoo kale kooxda Daacish ee ku sugan gobollada Bari ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: