Advertisements

Ra’iisul-Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Kheyre iyo sh. shariifRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxana ay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalku marayo xiligan. Continue reading

Advertisements

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo maanta Xildhibaannad Baarlamaanka u gudbiyay a faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka.

Wasiirka MaaliyaddaWasiirka Wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xildhibaannada faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka iyo deeqa ay dowladdu heyshay iyo kuwa la filayo intaba. Continue reading

Dowladda Jabuti oo ugu deeqday Hal Milyen oo Dollar ah, dadkii ku waxyeeloobay dhibaatadii ka dhacday Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

DeeqDowladda Jabuuti ayaa ugu deeqday lacag dhan 1 Milyen oo Dollar ah oo ugu talagashey dadkii ku waxyeeloobay dhibaatadii 14kii October ka dhacday Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Maxkamada sare ee dalka Kenya oo ku dhawaaqday guushii doorasho ee Uhuru Kenyatta.

Maxkamadda kenyaMaxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay dacwadii ka dhan aheyd natiijadii doorashadii ku celiska aheyd ee uu mar kale ku guuleystay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Continue reading

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo talo ku yeelanaya dib-u-eegista dastuurka.

Odayaasha dhaqankaWasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah kula qaadatay Muqdisho odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Continue reading

Taliyaha Ciidamadda XD Somalia oo Booqday Xerada uu Turkiga ka dhisay Muqdisho.

Taliye XDS CabdiweliTaliyaha Ciidamada Xoogga dalka Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo isugu jira Saraakiil, Saraakiil xigeen iyo ciidamo. Continue reading

%d bloggers like this: