Madaxweyne Farmaajo oo u safray dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta.

Farmaajo SafarMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Continue reading

Madaxweynaha Masar oo ka hadlay xiisada biyaha Wabiga Nile -ka ee kala dhaxeeya Itoobiya.

Madaxweynaha-MasarMadaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-Sisi ayaa sheegay in dowladiisa aysan aqbali doonin in dowladda ay Itoobiya ay leexsato Biyaha Nile, oo labadal ay ku muransan yihiin. Continue reading

Madaxweynaha Turkiga oo loo soo jeediyey raalli-gelin khaladkii ay gaashaanbuurta ka gashay.

ErdoganMadaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa diiday raalli-gelin kaga timid gaashaanbuurta Nato iyo dowladda Norway kadib markii isbuucii hore dhooletus ciidan oo ay NATO sameyneysay lagu shiis bartay masawirrada nadaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan  iyo aabaha dalkaasi Mustafa Kemal Atatürk. Continue reading

%d bloggers like this: