Xildhibaannada baarlamaanka oo maanta ka doodaya kiiskii dhiibitaanka C/kariin Sheekh Muuse Qalbi â€“Dhagax.

Baarlamaanka Cusub.png3Waxaa goor dhaw si rasmi ah uga furmay xarunta gollaha shacabka kulan xasaasi ah oo leeyihiin xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo warbixin ka dhageysan doona guddigii loo saaray in ay baaritaan ku sameeyaan habkii loo dhiibay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi –Dhagax oo lagu eedeeyay xukuumadda Soomaaliya in ay u gacan galisan dowladda Itoobiya. Continue reading

Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay Sanad-Guurada 3-aad ee maamulka K/Galbeed.

Shir BaydhaboWaxaa xalay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay lagu qabtay xaflad ballaaran oo lagu xusayay sand guuradii 3-aad ee ka soo wareegatay markii la unkay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: