Posted on November 16, 2017 by SomaliSwiss
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirweynaha Culumada iyo mashaariic la fulinayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Golaha wasiirada oo lagu soo bandhigay magacyada Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku jira gacanta dowladda.
Posted on November 16, 2017 by SomaliSwiss
Baraha Bulshada ay ku wadda xiriirto ayaa saacadihii hore ee maanta lagu baahiyay in wasiirka maaliyada xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaalle Beylle isaga baxay shirkii gollaha wasiirada ee maanta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xukuumadda Federaalka oo beenisay maanta in wasiirka Maaliyada uu ka baxay shirkii golaha wasiirada.
Posted on November 16, 2017 by SomaliSwiss
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen wada shaqayntii kala dhaxeysay gudida doorashooyinka Qaranka. HOOS KA DAAWO VIDEOGA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xisbiga WADANI oo joojiyey wada shaqayntii kala dhaxeysay guddiga Doorashooyinka.
Posted on November 16, 2017 by SomaliSwiss
Sida la sheegay waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu qabanayaa shirkii todobaadlaha ee golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, waana shirkoodii labaad ee meel ka baxsan caasimada Muqdisho ugu yeeshay sida Kismaayo iyo Baydhabo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ka dhacaaya magaalada Baydhabo.
Posted on November 16, 2017 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in ay u soo guuraan magaalada Baraawe oo ah xarunta rasmiga ah ee maamulka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal-wasaare Kheyre oo maamulka Koonfur Galbeed ugu baaqay inay u soo guuraan Xaruntoodda Baraawe.
You must be logged in to post a comment.