Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka oo maanta gaaray magaalada Baraawe ee G/Sh/Hoose.

Ra'iisal-wasaare Baraawe.jpg1Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo socdaalka Ra’iisul Wasaaraha la xiriira arrimaha howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab. Continue reading

Dr Maryan Qaasim oo iska casishay xilkii Wasiirnimo ee ay ka heysay Dowladda Soomaaliya.

Maryam iscasilaadWaxaa maanta xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiirkii labaad ee is casila muddo labo bil gudahood. HOOS KA DAAWO VIDEOWGA: Continue reading

Ra’iisal-wasaare Kheyre oo Caddeeyey inuusan jirin wax khilaaf siyaasadeed ah oo soo kala dhaxgalay asaga iyo Madaxweyne Farmaajo.

Madaxda SareRa’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Kacdoonka Nabada, ayaa sheegay in muddo 8 bilood ah oo ay wada shaqeynayeen madaxweyne Farmaajo waxba isku khilaafin taasoo uu ku tilmaamay taariikh cusub oo Soomaaliya ku soo korartay sida uu hadalka u dhigay. Continue reading

Golaha Amaanka oo ku kordhiyay muddo Sanad ah waqtiga qaadista Cunaqabteynta hubka ee Soomaaliya.

United_NationsGolaha Amaanka Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in mudo Hal Sano ah lagu kordhiyay qaadista cuna qabeynta hubka ee saaran Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: