Advertisements

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka Bulshada.

SanduuqaTaliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka Bulshada.

Sanduuqa.png1Qorshahan ayaa waxaa soo hindisay sii haya Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Muqtaar Xuseen Afrax waxaana loogu talagalay sanduuqyadan in ay cabashadooda ku soo gudbiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Banaadir  loogana jaawaabi doono cid walbo oo ay qusayso.

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Korneel Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta ciidanka booliska ayaa warbaahinta u faahfaahiyay muuhimadda ay leeyihiin sanaadiiqdaan iyo meelaha la dhigi doono.

’’Sanaadiiqdaan waxaa la dhigaa afar goobood,gobolka ,jaamacadda ummadda, taliska ciidanka maxkamadda, iyo meeshii loo arko in ay muuhiim tahay’’

Waa markii ugu horeysay oo tallaabo noocaan oo kale ah uu qaado booliska Soomaaliyeed waxa ayna caddeyn u tahay howlaha dar dargalinta leh ee Booliska Soomaaliyeed uu wado.

SomaliSwiss    Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: