Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddi dhaqaalle ka soo Ururiyay Soomaalida Kenya iyo Uganda.

Madaxweynaha kulanMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo Uganda. Continue reading

Golaha Wasiirada Federaalka oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.

Golaha Wasiirada.jpg14Kulan deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Daah-furtay Barnaamij shaqo loogu abuurayo dhalinyarada

Shaqo abuurisRa’iisul-wasaaraha   Dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashaneeysa Bangiga Adduunka ayaa daah-furtay wareeggii 1-aad ee barnaamij maalgelin shaqo abuur ah. Continue reading

Hay‘adaha Arrimaha Dastuurka, ee dib-u-eegista la socodka Dastuurka oo gaaray heshiis is-faham iyo wada shaqeyn ah.

Dastuurka QarankaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed, ayaa ka qeyb galay kulan heshiis ay ku saxiixanayeen Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la socodka dib-u-eegista ee Baarlamaaka iyo Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista Dastuurka. Continue reading

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka Bulshada.

SanduuqaTaliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka Bulshada. Continue reading

Ra’iisal wasaaraha Somalia oo shaaca ka qaaday in dadka dowlad diidka ah iyo Al-shabaab waxba kuma kala duwana.

Kheyre.jpg1Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan marnaba dhaxdhaxaad laga noqon karin marxalada uu maanta dalku marayo. Continue reading

Bulshada Reer Somaliland oo gaaray Biseyl Siyaasadeed, iyagoo mudan in lagu daydo !!!!!!!!.

Doorashada Somaliland.jpg4Waxaa maanta ka billaabmay goobihii laga dhiibtay Tirinta codadkii doorashada madaxtinimada Soomaaliland, kaddib markii dadku ay shalay codadkooda dhiibteen. Continue reading

%d bloggers like this: