Shirkan oo ay ka qeybgalayaan masuuliyiinta wasaaradaha amniga heer qaran ilaa heer dowlad goboleed, saraakiil ka socotay laamaha ammaanka dalka iyo AMISOM, ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo. DHEGEYSO OO DAAWO VIDEOGA
Shirkan oo intii uu socday diiradda lagu saarayay arimo ku saabsan nabadgelyada guud ee dalka, iskaashiga laamaha ammaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo weliba sidii loo tayeyn lahaa ciidamada booliska Soomaaliyeed.
Shirka markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay wasiirka amniga Jubaland Mudane C/rashiid Xasan Cabdi Nuur.
SomasliSwiss       Kismaayo
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.