Waxaa maalmihii ugu danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in uu jiro weerar Al-shabaab la damacsan yihiin garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Xarunta Xalane, ayaa waxaa arintaa beenisay dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlaha garoonka diyaaradaha caadi u socdaan. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Somalia oo caddeeyey in wax cabsi ah ka jirin Amniga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
You must be logged in to post a comment.