Yaa diidan nabadda Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada.

Ninka Soomaaliga ah ee Nairobi ka dhistay guri 6 ama 7 dabaq ah oo ay ugu taalla 50 flat oo midkiiba loogu jiro kiro dhan 500 oo doollar oo haddii Soomaaliya xasilooni ka dhacdo gurigiisa laga guurayo nabad ma rabaa? Continue reading

kalfadiga 2-aad kulankiisa 28-aad ee Golaha Shacabka oo maanta lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Biyaha.

Baarlamaanka 10aad.jpg1Kalfadiga 2-aad kulankiisa 28-aad ee mudanayaasha Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa ugu horeyn warbixin looga dhageystay guddigii loo xil saaray in ay kasoo baaraan degaan qaraarkii Xukuumadda ee lixdii September. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Shir loogu hadlayey Amniga oo Beesha Caalamka ay goob joog ahaayeen.

Kheyre iyo UN.jpg1Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen. Continue reading

Wasiirrada arrimaha gudaha DF iyo maamul gobolleedyada Somalia oo shir wadatashiga uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirka A. guddaahaWasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa daah furay shirka wadatashiga wasaaradaha arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo gobolka Banaadir. Continue reading

Sh. Xassan D. Aweys oo caddeeyey in Madaxweyne Farmaajo uu ka haysto shacabka Soomaaliyeed taageero ballaaran.

xasan_daahirWadaadka mudadda dheer xabsi guriga ku ah magaalada Muqdisho Sheekh Xassan Daahir Aweys kana mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab kaddib markii uu bur buray Ururkii uu madaxda ka ahaa Xisbul Islaam ayaa fariin u diray dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Continue reading

%d bloggers like this: