Madaxweynaha Faransiiska oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Boqortooyada Sacuudiga.

France iyo SaudiMadaxweynaha dalka Faransiiska Mudane Emmnanuel Macron ayaa sheegay inuu ahmiyad siin doono deganaashaha Lubnaan ka dib markii booqasho aan horay loo sii shaacin uga bilaabatay dalka Sacuudiga. Continue reading

Afhayeenka Golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

jawaari.jpg1Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari,  Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya, Veronique  Lorenzo oo ay ka wada hadleen dhowr arrimood oo ku qotoma xaaladdaha dalka. Continue reading

Uganda oo ciidamo ka madaxbanaan howlgalka midowga Africa AMISOM u soo direysa Soomaaliya

ciidan cusub UgandaDowladda Uganda ayaa Khamiistii sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo gaaraya 5, 000 oo Askari, kuwaaa oo ka madaxbanaan howlgalka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay si ay qeyb uga qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Continue reading

Dowladda Jabuuti oo ciidamo cusub u sii direysa dalka Soomaaliya.

Ciidamada jabuutiXukuumadda Jabuuti ayaa sheegtay in ciidamo kale oo cusub u soo direyso Soomaaliya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgalka midowga Africa AMISOM. Continue reading

Booliska Jubaland oo soo bandhigay nin ku eedeeysnaa Kufsi ka dhacay Boosaaso.

 KufsiWaxaa C/qaadir Warsame Axmed oo ku eedeeysnaa in 27-ka bisha October, ee sanadkan uu kufsi u geeystay gabar lagu magacaabo Fa’izo Max’ed, kana soo baxsaday deegaanada Puntland, islamarkaana mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Kismaayo ayay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliska Jubaland. Continue reading

%d bloggers like this: