Advertisements

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.

Golaha Wasiirada.jpg14Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre. Continue reading

Advertisements

Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Somalia oo maanta ka doodeen qabyo qoraalka xeer hoosaadka golaha shacabka.

Guddiga BaarlamaankaKulankii 14 aad ee guddiyada joogtada ah golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Continue reading

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in wax badan laga bedalayo sugida Amniga Muqdisho

kusime BooliiskaKu simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax oo warbaahinta kula hadlayay Xaunta Tabarka Ciidanka Booliska ee General kaahiye ayaa sheegay in sugida amaanka magaalada Muqdisho wax badan laga badalayo. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo maanta lagu soo gabagabeeyay Shirkii looga hadlayay hormarinta Tamarta dalka.

TamartaMagaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Shirkii looga hadlayay hormarinta Tamarta dalka. Continue reading

%d bloggers like this: