Habka loo bixiyo Baasaboorka Soomaaliya oo qiimeyn lagu sameeyay.

Khubaro W. Socdaalka.jpg1Khubaro ka socda Waaxda Socdaalka dalka Norwey ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay u arkaan habka qaadashada Baasaboorka Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Qatar oo Doha ku kulmay.

Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa caasimadda dalka Qatar ee Doha kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Qatar Sheekh Abdullah Bin Nasser  Bin Khalifa Al Thani. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Ciidamada Xoogga dalka guulaha ay gaareen.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay ciidamada xoogga dalka ee guulaha ka gaaray dagaalada todobaadyadii ugu dambeeyay ay la galeen Nabad diidka Al shabaab. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo ugu deeqday dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay Qaraxii Zoobe, hal million Dollar ah.

Kheyre.jpg8Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka sheegay munaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose in dowladda Soomaaliya ugu deeqday dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay Qaraxii 14kii October ee sanadkan ka dhacay Isgoyska Zoobe lacag dhan hal  million oo dollar ah . Continue reading

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo warbixin la xiriirta horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey Qaramada Midoobay

yariisow.jpgWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kooban oo ku aadan horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey hay’addaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan saraakiishooda warfaafinta u qaabilsan. Continue reading

%d bloggers like this: