GAfhayeenka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay furitaanka kalfadhigii 4-aad Baarlamanka maamulka Jubbaland.

jawaariWafdi uu horkacayay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cismaan JawaariWaxaa maanta gelinkii danbe magaalada Kismaayo soo gaaray , waxaana garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubaland, kuxigeennadiisa iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamanka Jubbaland. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Kormeer ku tagay xarunta wasaarada Difaaca.

Farmaajo KormeerMadaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay xarunta wasaaradda gaashaandhigga wasiiru- dowlaha wasaaradda ahna ku-simaha wasiirka iyo saraakiisha ugu sarraysa ciidamada xoogga dalka. Continue reading

Madaxweynaha dalka Masar oo la kulmay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Federaalka Soomaaliya

Masar SiisiRa’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khader ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma El-Sheekh ee dalka Masar, isaga oo halkaa uga qeybgalaya shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada oo saamayn wayn ku yeeshay dunida oo dhan. Continue reading

Ciidamada AMISOM oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka bilaabaya gobolka Shabeellaha Hoose

Amisom SomaliaCiidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka bilaabay gobolka Shabeellaha hoose howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyadoo gobolkaas lagu tilmaamo saldhig ugu balaaran ee Al-shabaab guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: