Advertisements

Madaxweynayaasha Maamul Gobolleedyada Somalia oo maanta hortagay xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya.

MadaxweynayaashaMadaxweynayaasha Maamul gobolleedka qeybta ka ah dowladda federaalka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta hortagay mudanayaasha Aqalka sare. Continue reading

Advertisements

Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya oo Doha kula kulmay guddoomiyaha ammaanka guud ee Qatar.

Wasiir Islaw Qadar.jpg1Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow, oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa halkaasi kula kulmay guddoomiyaha ammaanka guud ee dowladda Qatar, Gen Sacad Bin Jaasim Alkhalifim iyo madaxda sare dowladda Qatar. Continue reading

Roob mihigaan ah oo ka da’day inta badan Gobollada dalka Soomaaliya.

Roob.jpg6Roob mihigaan ah ayaa ka da’day inta badan gobollada dalka , sidoo kale Roobabkan ayaa la sheegay in si isku mid ah ay uga da’een guud ahaan Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: