Shirkii madaxda DF iyo maamul gobolleedyada oo maanta la soo gaba gabeeyay iyo War-murtiyeed ka soo baxay……….

Shirka dowlada Dhexe iyo D. Goboleedka.jpg2Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda. Continue reading

Aqalka sare oo wax ka Ansixin doono Miisaaniyada dowladda.

Xildhibaanada Aqal SareXildhibaannada Aqalka sare ee dowladda Soomaaliya ayaa waxay kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayeey waxay ka doodeen arrimo la xiriira Miisaaniyadda qaranka, waxayna ugu danbeyntii isku raaceen in wixii hadda ka danbeeya golluhu qeyb ka noqdo Ansixinta Miisaaniyada dowladda oo markii hore ku koobneyd  oo kaliya gollaha shacabka. Continue reading

Shirkii qaybaha warbaahinta Qaranka oo laga soo saaray War-murtiyeed mideysan.

WarbaahintaShir Wadatashi ahaa oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah wuxuu uga furmay 31kii Oktoober 2017 Hoteelka Jaziira ee magalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: