Posted on November 4, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan ra’iisal wsaaraha xukuumadda Soomaaliya, saraakiisha ciidamada qalabka sida, madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa kulan muhiim ah la yeeshey hoggaanka ciidamada AMISOM, Safiirrada dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo Wakiilka Midowga Africa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidamada AMISOM.
Posted on November 4, 2017 by SomaliSwiss
Danjiraha Somaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Jamac Cabdullahi Moxamed ayaa Wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Sabah ku sheegay in Saldhiga millateri ee turkiga uu ka furay Muqdisho in uu bilow u yahay dhismha Dowladnimada Soomaaliya Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiga oo sheegay inuu muhim yahay Saldhigga militari uu Turkiga ka dhisay Somalia.
Posted on November 4, 2017 by SomaliSwiss
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaritaano adag waxa ay ka wadaan wadooyin ka mid ah Magaalada Muqdisho oo dadka iyo gaadiidka si aad ah ay u baarayaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada dowladda oo maanta ka sameeyey howlgal balaaran magaalada Muqdisho.
You must be logged in to post a comment.