Shirkii madaxda dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada oo dhaafay waqtigii loogu talagalay in lagu soo gabagabeeyo.

Shirka dowlada Dhexe iyo D. Goboleedka.jpg3Waxaa wali ka socdo Magaalada Muqdisho shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul gobolleedyada. kaas oo dhaafay waqtigii loogu talagalay in lagu soo gabagabeeyo. Continue reading

Afhayeenada Baarlamaannada Soomaaliya iyo Sudan oo heshiis ku kala saxiixday magaalada Khartum ee dalka Sudan.

Guddoomiye JawaariGuddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala saxiixday Caasimada dalka Suudaan ee Khartuum. Continue reading

%d bloggers like this: