Advertisements

Qarax ay ku dhaawacmeen 11 qof oo galabnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

QaraxWaxaa galabnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan  inta u dhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka digfeer qarax lagu soo xiray gaari, waxaana la soo sheegay in ay halkaas ku dhaawacmeen11 qofood, balse lama soo sheegin wax dhimasho ah . Continue reading

Advertisements

Xilka Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo si KMG ah loogu wareegiyey Jen Mukhtaar.

Taliyaha KMG Booliska.jpg2Xilka taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta si KMG ah loogu wareegiyey Jen Mukhtaar, kaddib markii dhawaan xubnaha gollaha wasiirada xilkii ka qaadeen taliyihii ciidamada Jen C/xakiin Daahir Saciid. Continue reading

Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta mar kale kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Gudiyada AmnigaGuddiyada Amniga iyo Difaaca ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta mar kale kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kulan ka yeelanayaan xaalada amni ee dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa amni darada ka jirta Muqdisho. Continue reading

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan la yeeshay Culimadda, Madax dhaqameedka iyo guddida doorashooyinka Somaliland.

SiilaanyoMadaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay culimadda, madax dhaqameedka iyo guddida doorashooyinka Somaliland, kuwaas oo ka wada hadlayey habsami socodka ololaha. Continue reading

%d bloggers like this: