Wasiirka Maaliyadda XFS oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ka codsaday in ay ansixiyaan Sharciga Maareynta Maaliyadda.

Wasiirka MaaliyaddaWasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane  Cabdiraxmaan Ducaale Bayle  ayaa maanta Xildhibaanada Golaha shacabka hortagay, isagoo ka hor akhriyay Hindise sharciyeedka Sharciga Maareynta Maaliyadda oo Wasaaradda Maaliyadda ay soo diyaarisay. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo la horgeeynayo sharciga la dagaalanka Argagixisada.

Baarlamaanka 10aad.jpg1Guddiga difaaca baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaanada golaha shacabka ay si deg deg ah ku horgeyn doonaan sharciga la dagaalanka argagixisada. Continue reading

Dowladda Imaaraadka oo maanta ku wareejisay dowladda Soomaaliya ciidamo ay tababareen….

Ciidan la TababarayDowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku wareejiysay dowladda Soomaaliya 311 askari oo ay tababar saddex bilood ah ugu soo gabagabeeyeen magaaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: