Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka.

Mush-haarka Ciidamada.jpg1Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay Askari walba mushaarkiisa uu ku qaadan doono Account u  gaarka ah. Continue reading

Jaamacadda SIMAD oo soo qabanqaabisay Kulan Cilmiyeed looga hadlayay xaaladda caafimaadka ee dalka.

kulan cilmiyeedJaamacadda SIMAD ayaa soo qabanqaabisay Kulan Cilmiyeed looga hadlayay xaaladda caafimaadka ee dalka, kaasoo lagu soo bandhigay cilmi baarisyo la xiriira arrimaha caafimaadka. Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Amniga oo mar labaad u digay mas’uuliyiinta dowladda.

W amnigaWasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa mar kale ku wargalisay mas’uuliyiinta dowladda in aysan wadan karin tiro ka badan Afar ilaalo ah oo ku hubeysan Qoriga AK47ka. Continue reading

Shir Jubbaland.jpg1Kulanka Todobadlaha ah ee golaha wasiirada Jubbaland maanta waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga, miisaaniyadda iyo arimo kale oo la xiriira cadaaladda. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Somalia oo ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.

Shirka Iskaashiga Afrika.jpeg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee madasha iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. Continue reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku guuleystay in uu dib ugu soo celiyo dhul uu lahaa Alle ha u naxariisteen madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Guri la wareejiyeyMaamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay in uu dib ugu soo celiyo dhul uu lahaa Alle ha u naxariisteen madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed carruurtiisa, dhulkaa oo ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo in muddo ah laga haystay. Continue reading

Wafdi uu Horkacayo Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Degmada Xudur ee G/Bakool.

M. RoobowSheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo 13kii Augusto isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya horayna uga tirsanaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab ayaa dib ugu laabtay degmada Xudur oo ah halka markii hore uu iska soo dhiibay. Continue reading

Madaxweyne Kenyatta oo maanta mar labaad loo dhaariyay xilka madaxweyne.

uhuru dharinMadaxwaynihii Hore ee dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa maanta loo dhaariyay mar kale xilka madaxyenimo ee dalkaasi, kadib markii uu mar labaad ku guuleystay doorashadii kuceliska aheyd ee dalkaasi ka dhacday. Continue reading

Dowladdaha Qatar oo sheegtay in Soomaaliya ay ka fulineyso maashaariic ku kacaysa $ 200 million oo dollar ah.

Heshiis Qatar iyo SomaliaDowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Continue reading

Maxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland oo maanta ku dhowaaqday in doorashaddii Madaxtooyadda Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye.

Maxkamadda sare HargeysaMaxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye,isla markaana waxay shaaciyeen in aanay jirin wax cabasho ah oo loo soo gudbiyey. Continue reading

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday safaarada Soomaaliya ee dalka Saudi Arabia.

safaarada So. Saudi.jpeg1Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Riyad ee dalka Saudi Arabia ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyad ee Boqortooyada Sucuudiga. Continue reading

Wafdi ka socda dowladda Qatar oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdi Qadar.jpg3Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga Guddaha Mohamed Abukar Isloow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mahad Da’uud ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE Continue reading

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha seychelles.

Madaxweynaha SeychellesWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay Madaxweynaha Seychelles Danny Faure, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal u dhaxeeya. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo xalay loogu sameeyey xarunta Dowladda Hoose Xaflad sagootin ah.

Wafdi Jabuuti.jpg2Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu horkacayo oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa xalay loogu sameeyey xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Xaflad sagootin ah. Continue reading

Taliska ciidamada Mareykanka Africa oo sheegay inay weerarray xoogagga Daacish ee ka dagaalama Soomaaliya.

diyaarad dagaalTaliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM Qoraal ka soo baxay waxaa lagu sheegy in ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya ciidamada dowladda Soomaaliya Duqeyn la beegsadeen xoogag ka tirsan Ururka Daacish, kuwaa oo ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Puntland. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo galabta u anbabaxay Nairobi si uu uga qayb-galo Xafladda Caleemasaarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Farmaajo SafarMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta galabtii u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata. Continue reading

Maxaabiis Soomaali ah oo ku xirneed Dalka Seychelles oo lagu soo wareejiyey Dowladda Soomaaliya.

Maxaabiis dibaddaWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles ku booqday illaa 15 Maxaabiis Soomaali ah oo halkaas ku xiran. Continue reading

Magaalada Jabuuti oo maanta ka furmay Wadahadallo u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Galmudug.jpg1Wajigii labaad Wadahadal u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca ayaa maanta ka furmay dalka Jabuuti, iyadoo halkaa ay gaareen shalay mas’uuliyiinta labada dhinac. Continue reading

Shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo ka furmay Itoobiya.

Shir IGAD WarbaahintaMagaalada Bashifto ee wadanka Ethiopia waxaa ka furmay shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo looga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid tahay Wada shaqeynta,gaar ahaan ka hortaga  Abaaraha iyo iskaashiga guud ahaan ee IGAD, Continue reading

R/Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee Isbahaysiga la dagaalanka Argagixisada.

Ra'iisal-wasaare kxRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaashaandhigga ee isbahaysiga la-dagaalanka argagixisada. Continue reading

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga.

 

Shirka JubbalandMadaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland  Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed kaas oo ka farcamay golaha Amniga Qaranka. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya iyo guddomiyaha Baarlamaanka oo Xalay ka qeyb-galay xuska sano Guuradii 66aad ka soo wareegtay Aas-Aaskii Radio Muqdisho.

Farmaajo iyo jawaariMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, guddomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay xuska 66 sano Guuradii ka soo wareegtay Aas-Aaskii Radio Muqdisho.HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE. Continue reading

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga

Wasiirka cusub gaashaandhigaRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga ,iyadoo xilkii laga qaaday Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo tababar u furay dhalinyaro si mutadawacnimo ah ugu soo biirtay Ciidamada inay ka qayb qaataan difaaca Dalka.

Farmaajo dhallinyaradaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga tababarka ciidamada booliiska ee Jenaaral Kaahiye  600 oo dhalinyaro si mutadawacnimo ah ugu istaagay in ay ka qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo maanta ka qeybgalay kulanka xildhibaannada golaha shacabka Soomaaliyeed.

Baarlamaanka Cusub.png2Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mudane oo maanta ka qeybgalay kulanka xildhibaannada golaha shacabka Soomaaliyeed, halkaa oo uu khudbad la xiiriirta wada shaqeyntaka jeediyey doono. Continue reading

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka faalooday go’aan ay si wada jir u soo saareen madaxda dowlad gobolleedyada.

WaareMadaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo faah faahin ka bixiyay go’aan ay wada jir u soo saareen madaxda dowlad gobolleedyada, ayaa sheegay in dowladda federaalka looga fadhiyo fulinta qodobadii lagu heshiiyay shirkii ugu danbeeyay ku dhaxmaray magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Cambaareeyay qaraxii ee ka dhacay masaajidul Rowdah ee Dalka Masar.

FarmaajoMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii argagixisada ay ka geysteen dalka Masar, gaar ahaa masaajidul Rowdah oo ku yaalla waqooyiga magaalada Siinaay ee dalkaasi. Continue reading

Tabarbar soconaaya sedex maalmood oo loo qabtay Shaqaalaha Wasaarada Amniga Gudaha.

Tabar shaqaaleTabarbar soconaaya mudo sedex maalmood ayaa loo  qabtay Shaqaalaha Wasaarada Amniga Gudaha iyadoo  ay daah fureen Wasiir kuxigeenka Wasaarada Amniga Gudaha  C/naasir Saciid Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Amniga Mudane Yuusuf  Cali Maxamed . Continue reading

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo soo xiray Shirweynaha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta

W. BoostadaWasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo xiray shirweynaha Madasha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta (Somali Network Operators Group – SOMNOG) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaannada Soomaaliya iyo kan Jabuuti oo maanta gaaray magaalada Beledweyne.

Jawaari BaladweyneWafdi ay horkacayaan gudoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed Cismaan Jawaari iyo Maxamed Cali Xamud ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: