Magaalada Muqdisho oo maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Warbaahinta Qaranka.

Shirka WarbaahintaWaxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho shir ay ka qeybgalayeen dhamaan wasiirada warfaafinta dowlad gobolleedyada dalka ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda federaalka. Continue reading

Kulankii Baarlamannada Dalalka Carbeed oo ka Furmay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan.

 Guddoomiye JawaariWaxaa maanta si rasmi ah u furay Shirkii Gudoomiyeyaasha Baarlamannada dalalka Carbeed, kaas oo  daafuray Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir, waxaa ka qeybgalay oo uu ka mid yahay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari, iyo mudneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ee xubnaha ka ah Baarlamanka carabta. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dalku muddo 10 sano ka badan uu ku jiray dagaal…..

Formaajo.jpg11Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirka dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobolleedayda ayaa si gaar ah khubadiisa diirada ugu saaray xaalada dalka iyo qorshaha dowladda ee la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: